Ciidanka Xoogga iyo Kacdoonka Shacabka {Macawisley} ayaa si rasmi ah ula wareegay Deeganka Cowswayne

Date:

Ciidanka Xoogga dalka iyo xooggaga Kacdoonka Shacabka {Macawisley} ayaa si rasmi ah ula wareegay Deeganka Cowswayne ee gobolka Galgaduud oo Khawaariijta u ahayd goob ay ka difaacaan degmada Ceelbuur.

Maleyshiyaadka Khawaarijta ayaa iskaga cararay deegaanka markii ay ogaadeen in awoodda Ciidanka Qaranka aysan u babac dhigi Karin.

Taliyaha Guutada 18aad ee Kumaandooska gorgor G/lle Saahid Jaamac Faarax oo howlgalka hoggaaminaya ayaa Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyey in Cowsweyne iyo tuulooyin kale si buuxda gacanta loogu dhigay.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo qaabilay Wefdi ka socday UNTMIS

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS...

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Dowladda Türkiye

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga JFS, Mudane...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,...