Maamulka gobolka Banaadir iyo Duqa Magaalada Sakarya ee Dalka Turkiga oo gaaray heshiis iskaashi

Date:

Guddoomiye ku-xigeenka Arirmaha Bulshada Maamulka Gobolka Banaadir Mudane, Cabdicasiis Cusmaan Maxamed oo uu wehliyo Aggaasimaha xiriirka arrimaha dibedda maamulka Gobolka Banaadir Mudane, Maxamed Xasan Maxamed ayaa kulan la qaatay Duqa Magaalada Sakarya ee Dalka Turkiga Mudane, Ekrem Yüce.

Kulanka oo ka dhacay Magaalada Sakarya ayaa waxaa hadlay, iskaashiga iyo horumarinta labada magaalo ee Muqdisho iyo Sakarya, wax is dhaafsiga, taageerada tababarrada shaqaalaha iyo iskaashiga maamulka labada magaalo.

Duqa Magaalada Sakarya ee Dalka Turkiga Mudane, Ekrem Yüce ayaa wafdiga ka socda Soomaaliya u sheegay in uu booqasha rasmi ah ku iman doono Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Cambaareyneysaa Weerarradii lala Beegsaday Boqortooyada Sacuudi Carabiya.

War-saxaafadeed.Muqdisho, Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareyneysaa...

Ciidanka Xoogga Dalka goor oo dib ula wareegay deegaanka Sumadaale

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa goordhow howlgal qorsheysan dib...

Guddoomiyaha Midowga Afrika iyo Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya oo Addis Abab kulan ku yeeshay

El Hadji Ibrahima Diene, Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo gaaray Addis Ababa

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga CaalimiganMudane Abdisalam Cali, ayaa...