Wasiirka Difaaca dalka oo la kulmay taliyaha Militariga dalka Qatar

Date:

Wasiirka gaashaandhigga JXFS mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa magaalada Dooxa ee caasimadda dalka Qatar kulan kula qaatay taliyaha militariga dalkaas sareeye guud (Duuliye) Saalim bin Xamad bin Maxamed Al-naabit.

Taliyaha iyo wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya ayaa ka wada hadalay xoojinta iskaashiga labada dhinac iyo sidii Qatar ay Soomaaliya uga caawin lahayd dib u dhiska ciidanka iyo la dagaalanka argagixisada.

Qatar ayaa ka mid ah dadalka carbeed ee iskaashiga dhaw la leh Soomaaliya, waxaana haatan dalkaas tababar u jooga saraakiil ciidan oo xirfado sare dalkaas ku soo qaadanaya.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hawlgal ka dhan ah Khawaarijta oo Shabeelaha hoose laga fuliyey

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay...

Wasiirka Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka oo kulammo doceedyo la yeelatay Madax kala duwan

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda...

Wasiirka Qorsheynta oo ka hadlay shirka Heer Wasiir ee Golaha Dhaqaalaha (ECOSOC)

Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dowladda Federaalka...

Safiirka Soomaaliya oo tacsi u tegay Safaaradda Qatar ee New Delhi

New Delhi-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Hindiya, Dr....