Madaxweyne Qoorqoor oo xariga ka jaray Laamiga Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb

Date:

Madaxwaynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (QoorQoor) ayaa si rasmi ah xariga uga jarey mashaariic horumarineed oo laga hirgaliyey magaalada Dhuusamareeb.

Mashaariicda oo kala ah suuqa ganacsiga Dhuusamareb iyo wadada garoonka diyaaradaha oo ah jid jaay ah oo dhererkiisu yahay 2.5Km ayaa xarig jarkooda waxaa ka qayb galay masuuliyiin ka socota wasaraddaha hawlaha guud iyo dib u dhiska dowladda Federaalka, wasaarada hawlaha guud ee Galmudug, maamulka Dhuusamareb iyo qaar kamid ah bulshada caasimadda.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska oo Daah-furay Dib u habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

Bannaanbaxu waa xaq dastuuri ah, balse fowdo ma aha

Sida dastuurro badan oo dunida ka jira, Dastuurka Soomaaliya...

War-saxaafadeed ku aadan Garsoore Cumar Cartan

Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay...

Warsaxaafadeed: Calanka iyo Astaanta Qaranka ee saxda ah

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka...