Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax dhigay Daljirka Daahsoon

Date:

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ubax lagu maamuusayo Halgamayaashii u shahiiday halgankii Xornimo doonka Soomaaliyeed maanta dhigay Taalada Dajirka Dahsoon ee Magaalada Muqdisho.
Munaasabado Waaweyn oo loogu dabbaal degayo Xornimadii gobollada Koofureed ee dalka iyo Midowgii labada gobol oo ku beegan maanta oo kale 1960 kii ayaa maanta ilaa xalay ka socda qeybo badan oo ka mid ah dalka.
May be an image of 9 people and text
May be an image of 5 people and text
May be an image of 9 people and text

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo qaabilay Wefdi ka socday UNTMIS

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS...

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Dowladda Türkiye

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga JFS, Mudane...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,...