Wafdi saraakiil ah oo ka socda Booliiska Turkiga oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay.

Date:

Wafdi ka socda Boliiska Gaarka ah ee Ozil Harakat ee Dowlada Turkiga, ayaa maanta booqasho koban ku soo gaaray Magaalada Muqdisho.
Taliye Xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaliyeed, S/Guuto. Cusmaan Cabdulahi Maxamed (Kaniif) iyo Saraakiil kale ee Boliiska Soomaliyeed ah ayaa Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Adan Cade ku soo dhaweeyey.
Waftigaan ayaa u yimid in ay booqdaan, Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed gaar ahaan Boliiska Gaarka ah ee Haramcad oo ay Dowlada Turkigu tababarto.
Waftiga oo ka koobnaa 4 Sarkaal ayaa dhamaantood ka socday Ciidanka Ozel Harakat. Waxeyna kala yihiin.
1-Selami TรœRKER ร–zel Harekat BaลŸkanฤฑ 1.Sฤฑnฤฑf Emniyet Mรผdรผrรผ (Taliyaha รถzel Harekat).
2-Ali TรœREDฤฐ DฤฑลŸ ฤฐliลŸkiler Daire BaลŸkanฤฑ 1.Sฤฑnฤฑf Emniyet Mรผdรผrรผ (Taliyaha Arimaha Dibadda).
3-Turgay OLGUN DฤฑลŸ ฤฐliลŸkiler Daire BaลŸkan Yardฤฑmcฤฑsฤฑ 2.Emniyet Mรผdรผrรผ (Taliye kuxigenka Arimaha Dibadda).
4-Sฤฑddฤฑk Mustafa รœLGER ร–zel Harekat BaลŸkanlฤฑฤŸฤฑ Komiser (sarkalka รถzel harekat kamida).
Booqashadaan rasmiga ah ayaa mudo dhan dhowr cisho waftigu ku joogidoonaan Magaalada Muqdisho.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS,...

Guddiga Maaliyadda ee BFS oo kulan ku yeeshay xarunta guddoonka ee Villa Hargeysa

Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta, Iskaashiga Caalamiga ah iyo La-xisaabtanka...

Maxkamadda Sare oo laashay natiijada doorashadii Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka Galmudug

Maxkamadda Sare ee Federaalka Soomaaliya ayaa maanta laashay natiijadii...