TALIYAHA CIIDANKA BOLIISKA OO BOOQDAY GAADIID LOO DIYAARIYAY ADEEG DADWEYNE.

Date:

TALIYAHA CIIDANKA BOLIISKA OO BOOQDAY GAADIID LOO DIYAARIYAY ADEEG DADWEYNE.
Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin, ayaa soo indha indheeyay fulinta qorshihii dib u habeynta Gaadiidka ee Ciidanka Boliiska si ay qeyb uga noqdaan howlaha adeega dadweynaha iyo sareynta sharciga ee Ciidanku ummadda u hayo.
Taliyaha intii uu booqanayay xarunta waxa uu mid mid u dultagay gaadiidka Ciidanka ee dib uhabeenta lagu sameeyay kuwaasi oo loodiyaarinayo in ay qeyb libaax ka qaataan adeeg dadweynaha iyo dib u xoreynta Dalka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda oo daahfuray Qorshaha Istaraatijiyadda WFP ee gudaha Soomaaliya ee 2026-2030

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Saalax Axmed Jaamac ayaa daahfuray...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay...

Wasiirka Waxbarashada oo magaalada Laascaanood ka dhagax dhigay dhismaha Dugsi Hoose/dhexe ah

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Farah Sheikh...

Garsoore Cumar Cartan oo dhex-dhexaadin doona finalka CECAFA Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa dhex-dhexaadin doona ciyaarta...