Kulan looga hadlayay dardar gelinta dagaalka khawaarijta oo Muqdisho lagu qabtay {Sawirro}

Date:

Kulan looga hadlayay sidii loo dardar gelin lahaa dagaalka khawaarijta ayaa maanta ka qabsoomay xarunta ciidanka howlgalka wadajirka ah ee Dowladaha Safka hore oo ay kamid yihiin Soomaaliya Ethiopia, Kenya iyo Djibouti.
Kualanka waxaa kaqeyb galay Taliyaha Ciidanka howlgalka wadajirka ah ee Doowladaha Safka hore Jeneraal Maxamed Cali Bariise, Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha u qaabilsan Xasillinta iyo Ilaalinta Arrimaha Rayidka ee goobaha dagaallada Mudane Maxamed Cabdi Waare, safiirka dowlada Kenya u fadhiya Soomaaliya Ambassador Thomas Chepkuto iyo saraakiil katirsan Ciidanka XDS iyo Ciidanka Kenya.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Shiinaha oo canshuurta kastamka ka dhaafay badeecooyinka uga yimaada Afrika

Siyaasadda China ee lagu baabi’inayo canshuuraha kastamka ee badeecadaha...

Wariyaal ka kala yimid 90 Dal oo Dunida ah oo booqday xarunta caanka ah ee Beijing Tongrentang

Wariyaal iyo xirfadlayaal warbaahineed oo ka kala socday in...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray magaalada Buurhakabo

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud...

Agaasimaha Hay’adda NISA oo Gubadley kula kulmay madax dhaqameed

Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane...