Barakac maalintii sadaxaad ka socda Beledweyne iyo ciidamada oo dadka u gurmaday {Sawirro}

Date:

Dadka Magaalada Beledweyne ayaa maalintii sadaxaad ka barakacaya xaafadaha magaalada oo Fatahaaddu aad u saameysay waxaana kaalin weyn ka qaadanaya daadgureynta dadka jilicsan Ciidanka xoogga dalka.
Beledweyne ayaa lagu soo waramayaa in hadda Badanaa fatahaadda wabigu saameysay oo dadku banaanka uga baxeen waxaana jira daruufo badan oo dadkii magaalada ka baxay ay wajahayaan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo kula la qaatay Duqa Magaalada Seattle ee dalka Mareykanka

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Mudane Amb. Maxamed Cali...

Wasiirka Warfaafinta iyo mas’uuliyiin kale oo booqday goob dalxiis oo ku taalla degmada Kaxda

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax-dhigay Dib-u-dhiska Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo magacaabay Golaha Wasiirrada maamulkaas

Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan...