Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres oo goordhaw u duulay Magaalada Baydhabo

Date:

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa goordhaw u duulay Magaalada Baydhabo ee Caasimada KMG ee Maamulka KGS Kadib markii saakay uu soo gaaray Magaalada Muqdisho.

Wasiirka Arimaha Guddaha XFS Axmed Macalin Fiqi,Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa qeyb ka ah Safarkaan,waxaana socdaalkaan u jeedkiisa uu yahay in masuuliyiintaan soo indha indheeyaan xaalada Bin’aadanimo ee ka jirta deeganada Maamulka Koonfur Galbeed.

Waa booqashadii labaad ee uu Muqdisho ku yimaado António Guterres,waxaana uu yimid bishii March ee sanadkii 2017 .

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Qoyska oo xafiiskeeda ku qaabishay hooyada dhashay ardaygii kaalinta 1-aad ka galay Imtixaanka Dugsiyada Sare.

Wasiirka Qoyska oo xafiiskeeda ku qaabishay hooyada dhashay ardaygii...

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA EE BJFS OO SHIR GUDDOOMIYEY KULANKA GUUD EE GOLAHA SHACABKA.

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa...

Ciidanka Xoogga oo Fashiliyey Weerar Argagixisadu Saaka ku Qaadday Baydhabo

17- Aug Taliska Ciidanka XDS ayaa fashiliyay weerar ay...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud...