Hay’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka oo Magaalada Xaradheere Gar-gaar ugu qeybisay 600 oo Qoys

Date:

Iyada oo la fulinayo awaamiirta madaxda dalka ugu sareysa oo ahaa in deganadii khawaarijta laga saaray la gaarsiiyo bulshada ku nool gar-gaar xilli lagu guda jiro Bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa Hay’adda Maareynta musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed waxa ay Degmada Xaradheere iyo deganada Hoosyimada gargaar ugu qeybisay 600 oo qoys oo iskaga kala yimid deeganada xaradheere hoostaga iyo xafadaha magaladaas.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

HOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO AQALKA MADAXTOOYADA KU QAABILAY ODEYAASHA DHAQANKA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA.

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan doceed la qaatay Dhiggisa Seerbiya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay...

Madaxweyne Xasan Sh. oo khudbad ka jeediyay shirka Dalalka aan Isbaheysiga aheyn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...