Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta XFS oo booqday Xarunta Dhexe ee Hayโ€™adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka

Date:

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta XFS, Xildhibaan Maxamuud Cabdiraxmaan Beenebeene ayaa Maanta Booqday Xarunta Dhexe ee Hayโ€™adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA.

ย 
Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta musiibooyinka Qaranka ee SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta xaruntaan ku soodhaweeyey Wasiirka.
ย 
Guddoomiyaha iyo wasiirka ayaa ka wada hadlay sidii ay Wasaaradda qorsheynta iyo Hayโ€™adda SoDMA wada shaqeyn dhow u yeelan lahaayeen, gaar ahaan arrimaha ku saabsan xalalka waara, u adkeysiga aafooyinka, xog aruurinta hawlaha gargaarka biniaadanimadda.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Safiirka Talyaaniga xoojinta xiriirka labada dal

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi...

Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo xafiikiisa ku qaabilay danjiraha Ururka Jaamicadda Carabta u qaabilsan Soomaaliya

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo furay shirka wadamada xubnaha ka ah Ciidanka Heeganka Afrikada Bari

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...