Kulan looga hadlayey Amniga Muqdisho oo ka dhacay Xarunta Gobolka Banaadir

Date:

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yusuf Xuseen Madaale iyo Taliyaha Ciidanka Boliiska, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin ayaa Xarunta Taliska Boliiska Qeybta Guud ee Gobolka Banaadir kula kulmay Taliyeyaasha Saldhigyada Boliiska iyo Guddoomiyeyaasha Degmaayinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir.

Ujeedka kulanka ayaa ahaa sugida iyo Adkeynta  Amniga iyo Xasiloonida dadka ku dhaqan Caasimada iyo Nawaaxigeeda maadaama ay foodda nagu soo hayso bisha Barakeysan ee Ramadaan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qaybgalay shirka Golaha Nabadda iyo Amniga AU ee AUSSOM iyo Suudaan

Mudane Cabdisalaam Cali, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo booqday Dugsiga Sare ee Garsoorka ee Dalka  Aljeeriya

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka...

Wasaaradda Gaashaandhigga ee XFS oo Qaar ka mid ah Ciidanka XDS ka saaray liiska Ciidannimada

WAR-SAXAAFADEED Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay shacabka Soomaaliyeed...