Hey’adda Maaraynta Masiibooyinka Qaranka oo Deeq Gargaar raashin ah ka qeybisay degmada Maxaas  ee Gobolka Hiiraan

Date:

Hey’adda Maaraynta Masiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa Maanta Deeq Gargaar raashin ah ka qeybisay degmada Maxaas  ee Gobolka Hiiraan.

Mucaawinadaan oo isugu jirta qeybaha kala duwan ee raashinka ayaa waxaa ka faa’iidaystay qoysas gaaraya 300 Qoys.

Qoysaskan gargaarka la gaarsiiyey ayaa ah Dadka ka soo barakacay Abaaraha iyo dagaalada ka jira deegaanadii dhawaan laga xoreeyay Khawaarijta Argagixisada.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wafdi ka kooban labada Aqal ee BFS Kana qayb galaya Shirweynaha 2-aad Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika

Wafdi ka kooban labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Ayaa Maanta Kormeer Ku Tagay Xaruntii Dhexe ee Wasaaradda

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS xildhibaan Cali Yuusuf Cali...