Taliye Ku-xigeenka Boliiska Soomaaliyeed oo Garoonka Aadan Cabdulle ka sagootiyay Ciidamo katirsan Booliska oo tababar u aaday dalka Jabuuti

Date:

Taliska ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa maanta garoonka Aadan Cabdulle ku sagootiyay Ciidamo katirsan Booliska Soomaaliya oo tababar ku soo qaadan doona dalka jabuuti.

Taliye Ku-xigeenka ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/guuto Cismaan C/laahi Maxamed ayaa ciidanka kula dardaarmay in ay ka faa’iideystaan muddada uu tababarka socdo.

Jabuuti ayaa kamid ah dalalka Soomaaliya ka cawiya tababarada ciidamada booliska Soomaaliya.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka...

Soomaaliya oo daneyneysa kordhinta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮6

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...

Muqdisho mar dambe ma mudna sumcad dilka dambe (WARBIXIN)

Wargeyska caanka ah ee The Economist ee ka soo...