Wasiirka Gaadiidka iyo Guddomiyaha Gobolka Banaadir oo xariga ka jaray Barxada Baarkinka Airport-ka Aadan Cade

Date:

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee XFS Marwo Fardowsa Cismaan Cigaal iyo guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale(Madaale)  ayaa maanta xariga ka jaray Barxada Baarkinka Airport-ka Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho oo la filaya in uu xal u noqda saxmada badan ee ka jirtay Airport-ka.

Xarigjarkan ayaa waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenka Howlaha guud ee Maamulka Gobolka Banaadir, saraakiisha Amniga Airport-ka Aadan Cade iyo xubna ka socday beesha Caalamka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Danjiraha Soomaaliya ee Burkina Faso oo Xoojinaya Iskaashiga Ganacsiga iyo Maalgashiga

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Burkina Faso, Danjire...

Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda WHO oo Xoojinaya Iskaashiga Horumarinta Caafimaadka

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda...

Guddoomiyaha SoDMA iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Baydhabo

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin...