Toos DAAWO : Munaasabadda wareejinta taakulada dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay uga qeyb-qaadanayaan gurmadka walaalaheen Turkiga

Date:

Dowladda Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta wareejineysa taakulada Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed ay uga qeybqaadanayaan gurmadka Dhulgariirkii Khasaaraha badan dhaliyay ee Bishii hore ku dhuftay dalalka Turkiga iyo Syria.

Munaasabadaan oo haatan bilaabatay Waxaa ka qeybgalaya Raisulwasaraha Dalka,Guddoomiyaha BFS,Wasiiro iyo dhamaan madax kala duwan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Madaxweynaha JFS oo Shacabka ugu hambalyeeyay Xuska 65-aad ee Xorriyadda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad oo qaatay Kaarka codeynta

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Guddiga qabanqaabada maalmaha xorriyadda oo wada diyaar garowgii ugu weynaa

Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda, ahna Wasiirka Deegaanka...

Madaxweynaha JFS oo la kulmay Madax hore si loo dardargeliyo Wadatashiga Qaran

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...