Gudoomiyaha hayโ€™adda oo la kulmay koox ka socoto hayโ€™adda Global Protection Team.

Date:

Gudoomiyaha hayโ€™adda SODMA Maxamud Macallin Cabdulle iyo qaar ka mida madaxda hayโ€™adda ayaa kulan kula qaatay Magaalada Mogadishu koox ka socoto hayโ€™adda Global Protection Team.

kulanka ayaa looga hadlay xaaladaha dadka ku barakacay gudaha dalka oo ay saameeyeen abaaraha iyo colaadaha, sidoo kale Madaxda Hayโ€™adda SoDMA ayaa la wadaagay wafuudda ka socotay GPT qorshaha lagu ilaalinaaya dadka ka soo barakacay xaladaha abaaraha iyo colaadaha.

Ugu danbayn Gudoomiyaha Hayโ€™adda SODMA ayaa u mahadceliyay Wafuudda ka socotay hayโ€™adda Global Protection Team sida ay u garabtaagan yihiin shacabka Soomaaliyeed.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS,...

Guddiga Maaliyadda ee BFS oo kulan ku yeeshay xarunta guddoonka ee Villa Hargeysa

Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta, Iskaashiga Caalamiga ah iyo La-xisaabtanka...

Maxkamadda Sare oo laashay natiijada doorashadii Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka Galmudug

Maxkamadda Sare ee Federaalka Soomaaliya ayaa maanta laashay natiijadii...