Ciidamada Boliiska Soomaaliya oo xalay Howlgal balaaran oo amniga ย lagu xaqiijinayo ka sameeyay degmooyin ka tirsan gobolka Banaadir oo maalmihii danbe ay ka dhacayeen falal amnidaro.
Howlgalkaan waxaa lagu soo qab-qabtay dhalinyaro badan oo Lagu tuhmaayo falalkaas amnidaro kuwaas oo iskugu jira Ciyaal Weero iyo kuwa lagu tuhmaayo in ay yihiin Khawaarij.

