Dowladda Imaaradka Carabta Ayaa Maanta Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka ku wareejisay Deeq Gargaar ah oo loogu talagalay dadka danta yar iyo kuwa Abaaraha sameenta ku yesheen.
Deeqdaan Gargaar ee Maanta lagu warejiyey Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta ayaa iskugu jirta qeybaha kala duwan ee Raashinka waxaana loogu talagalay dhamaan shacabka Soomaaliyed ee Danta yar ee ku nool Gobolka Banaadir iyo Gobolada Dalkeena.