Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka oo Safaaradda Shiinaha kala wareegay Gargaar loogu talo galay dadka Soomaaliyeed ee danta yar

Date:

Dowladda Shiinaha ayaa Maanta Hey’adda Maareynta Masiiboyinka Qaran ee SoDMA ku wareejisay 1,069 ton oo Gargaar Raashin ah,taas oo ay ugu talo galeen iney ku caawiyaan qoysaska Soomaaliyed ee coladaha iyo abaaraha saameeyeen.

Chen Wendi Qunsulka Shiinaha ee Soomaaliya waxa uu deeqdaan gargaraka ah ku wareejiyey guddoomiayaha Hey’adda maareynta Masiiboyinka Qaranka Soomaaliyed Mudane Mahamoud Moallim Abdulle ka dib munaasabad maanta lagu qabtay Baqaarka keydka rashinka ee Hey’adda Maareynta masiibooyinka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo kulan la qaatay Guddiga Qabanqaabada Caleema-saarka

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),...

Madaxweynaha JFS: “DFS waxay qaadi doontaa guluf dagaal oo kama dambeys ah oo dalka looga saarayo Khawaarijta.”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...

Hambalyo Maalinta Xorriyadda Dowladda Mareykanka

Munaasabadda sanad-guurada 250-aad ee Xorriyadda Mareykanka awgeed, Wasaaradda Arrimaha...

Munaasabad lagu taageerayay garsoore Cumar Cartan oo lagu qabtay Nairobi

Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo...