Guddiga KMG ee doorashooyinka kuraasta ka banaan BFS oo Caawa Kormeeray Hoolka Berri lagu qabanaayo doorashada kursiga Hop# 086

Date:

Guddiga KMG ee doorashooyinka kuraasta ka bannaan Baarlamaanka 11aadiyo Taliyaha Booliska Soomaaliyeed Gen Sulub Ahmed Firin  ayaa kormeer wadajir ah ku sameeyay Hoolka lagu qabanaayo doorashada kursiga GSH # 086.

 

Guddoomiyaha Guddiga iyo xubno kale ayaa sidoo kale caawa hubintii ugu dambaysay ku soo sameeyay hoolkaan oo Maalinta Berri ah doorashada kursigaan ay ka qabsoomi doonto.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Masuuliyiin ka tirsan Dowladda oo kulan la qaatay beeraleyda Gobolka Shabeellaha Hoose

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS, Xildhibaan Maxamed Cabdi...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay Guddiga Maaliyadda ee Golaha Shacabka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

HOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO BOOQASHO SHAQO KU TAGAY XARUNTA WASAARADDA WARFAAFINTA

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Kulan looga hadlayay xoojinta wacyigelinta adeegyada Aqoonsiga Qaranka oo lagu qabtay Muqdisho

Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa magaalada Muqdisho...