Taliyaha Guutada 4-aad, qeybta 27-aad oo gaaray deegaano Hoosyimada Degmada Aadan yabaal

Date:

Taliyaha Guutada 4-aad, qeybta 27-aad ee ciidanka xoogga dalka Kornayl Saneey Cabdulle Gaab iyo masuuliyiin ka tirsan maamulka degmada Aadan-Yabaal ayaa kormeeray tuulada Boos-Caduur oo ay ka jirto biyo la’aan iyo abaar baahsan, waxaana jirta cilad soo wajahday ceelasha biyaha tuuladaas.

Dadka tuulada ayaa dalbaday in gurmad deg deg ah lala soo gaaro, maadaama ay wajahayaan abaar iyo ceelashii biyaha oo ka ciladoobay.

Taliye Sanay Cabdulle ayaa ka codsaday dowlada iyo ganacsatada u dhashay deegaanka in lala soo gaaro gurmad deg deg ah.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Warfaafinta oo booqday Xarunta Dhexe ee Machadka Warbaahinta Al-Jazeera

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Ciidanka Xoogga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno ka tirsan degmada Xuddur

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Guutada 9-aad ee...

Dowladaha Soomaaliya iyo Sucuudiga oo kala saxiixday heshiis iskaashi Dhinaca Difaaca Ah

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...