[AKHRISO] Maamulka Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde oo beeniyay in shaqada Garoonka uu maanta hakad ku yimid

Date:

Maamulka Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa Warsaxafadeed ku beeniyay in shaqada Garoonka uu maanta hakad ku yimid.

Maamulka Garoonka Aadan Cade ayaa sheegay in wararka maanta lagu baahiyey Baraha Bulshada aysan waxba ka jirin.

AKHRISO WAR SAXAFADEDKAAN.

 

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay xuska 15 guurada dib u curashada xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Muqdisho Kulan kula Qaatay Duqa Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Beijing Kaga Hadlay Horumarinta iyo Casriyeynta Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...