[DAAWO] Bulshada deegaanka Af-cad ee gobolka Hiiraan oo u dabbaal degaya guushii ay ka gaareen Khawaarijta ka dib dagaal laba maalin socday

Date:

In ka badan 50 Khawaarij ah ayaa lagu dilay deegaanka Afcad oo hoos taga degmada Buulaburde ee gobalka Hiiraan ka dib howlgal qorshaysan oo ciidanka Qaranka, Geesiyaasha dadka deegaanka iyo Saaxiibada Caalamiga ah ay ka sameeyeen deegaankaan.

Warbaahinta Qaranka ayaa gaartay Afcad, waxaana halkaasi lagu arkay Maydadka Maleeshiyaadka Khawaarijta ah ee halkaasi lagu laayay, Godad iyo meelo howd ah oo fariisimo u ahaa Khawaarijta.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo baaris ku wada dhallinyaro ku xadgudbay Gabadh Soomaaliyeed

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa sheegay uu...

Masuuliyiin katirsan Dowladda oo booqday Xarunta Qaran ee TUBSAN

Agaasimaha Xarunta Qaran ee TUBSAN, Mudane Cali Yaasiin Gurbe,...

Madaxweyne Ku-xigeenka Hirshabelle iyo mas’uuliyiin kale oo u baxay joojinta colaadda ka taagan magaalada Jalalaqsi

Madaxweyne Ku-xigeenka Hirshabelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed), Senator Fartuun...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Guddoomiyay Shirka Guddiga Sare ee Istiraatiijiyadda XDS

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), S/Guuto Ibraahim Maxamed...