Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Maanta xariga ka jaray Saladhiga Booliska Magaaladda Huurshe oo Lagu dhisay Isku tashi Bulsho.
Madaxweynaha ayaa shacabka Huurshe uga mahadceliyay isku tashiga ay ku dhiseen Saldhiga booliska oo bulshadu baahiweyn uqabeen.