Guddiga KMG ee doorashooyinka kuraasta ka banaan BFS oo shaaciyey jadwalka qabashada doorashada kursiga Hop 203

Date:

Guddiga KMG ee doorashooyinka kuraasta ka banaan BFS  ayaa shaaciyay jadwalka qabashada kursiga tirsigiisu yahay GSH # 203 oo deegaan doorashadiisu tahay Kismaayo Ee Caasimada KMG ee Maamulka Jubbland.

Kursigaan Waxaa hore u baneeyey RW XFS Mudane Xamse Abdi Barre waxaana doorashadiisa la qaban donaa  15 bishaan labaad ee sanadkaan 2023.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka hadlay horumarinta Warbaahinta Dowladda iyo tayeynta wariyaasha

-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax...

WAFDI UU HOGGAAMINAYO GUDDOOMIYAHA HAY’ADDA SODMA OO GAARAY MAGAALADA BELEDWEYNE

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin...

MUDANAYAASHA GOLAHA SHACABKA OO KA DOODAY HINDISE SHARCIYEEDKA ISKAASHIGA GARSOORKA CAALAMIGA AH

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan la Yeeshay Wakiilka Cusub ee Hay’adda WHO ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah...