[DAAWO] Guddiga horumarinta adeegga Bulshada Aqalka Sare oo kulan la qaatay Masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada XFS

Date:

Guddiga horumarinta adeegga Bulshada, arrimaha bani’aadanimada, warfaafinta iyo dhaqanka Aqalka Sare ayaa maanta xafiiskooda ugu yeeray masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta Sare oo uu hoggaaminayay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Mudane Faarax Sheekh Cabdulqadir.

 

Wasiiru dowlaha Waxbarashada XFS Nuuro Mustaf Guudow ayaa bulshada la wadaagtay qodobadii looga hadlay kulankii su’aalo weydiinta ee wasaaradda iyo guddiga.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasaaradda Gaashaandhigga oo xaqiijisay dilka Macallin Jinoow

Waxaa la xaqiijiyay dilka Macallin Jinoow, kaas oo Wasiirka...

Dab ka kacay Suuqa Bakaaraha oo damintiisa lagu guuleystay

Waaxda Gurmadka Deg Degga ah ee Maamulka Gobolka Banaadir...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeysay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda...