Madaxweyne Dani oo goobjoog ka noqday dhaarinta xeer Ilaaliyaha guud iyo Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee Puntland

Date:

Madaxweynaha Maamulka  Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Maanta goobjoog ka noqday munaasabadda dhaarinta  xeer Ilaaliyaha guud ee Dowladd Goboleedka Puntland Axmed Maxamed Yuusuf (Taaraan) iyo Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada qalabka sida iyo Denbiyada Culus ee Puntland Gaashaanle Sare Cabdifataax Xaaji Aadan Axmed, waxaa dhaariyey Garsoore ka tirsan Maxkamada Sare Siciid Axmed Faarax.

Madaxweynaha ayaa  Alle uga baryay Masuuliyiinta cusub in uu u fududeeyo masuuliyadda, wuxuuna kula dardaarmay in ay sida ugu wanaagsan u gutaan waajibaadka loo igmaday.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Doorashooyinka oo laga Daah-furay degmada Galcad

Maamulka iyo shacabka magaalada Masagawaay ee degmada Galcad ayaa...

Ololaha todobaadka dhir beerista oo ka billaawday xarumaha dowladda

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee JFS, Maxamed Cabdi...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo qaabilay Xildhibaan Faarax Macallin iyo wafdi la socday

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Xasan Maxamed...