Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xariga ka jaray xarun cusub oo ay waaxda Dad-dhigista ee Dowladda Hoose Xamar ka hirgalisay Degmada Wadajir

Date:

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale(Madaale) ayaa maanta xariga ka jaray xarun cusub oo ay waaxda Dad-dhigista ee Dowladda Hoose Xamar ka hirgalisay Degmada Wadajir, taas oo loogu adeegi doono Degmooyinka qeybta Galbeed.Xarigjarka kadib ayaa Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Madaale oo uu Wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Bulshada Gobolka Banaadir waxa uu kormeeray xafiisyada ay Xaruntan ka kooban tahay, isagoo warbixin ku saabsan adeegyada ay bixin doonto ka dhageestay Agaasimaha Waaxda Dad-dhigista ee Dowladda Hoose Xamar Cabdirashiid Waddaad-Yare, oo sheegay in xaruntan ay saldhig u noqon doonto Degmooyinka Qeybta Galbeed, islamarkaana ay ka qaadan doonan adeega la xariira warqadaha Dhalashada iyo Sugnaanta.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda oo daahfuray Qorshaha Istaraatijiyadda WFP ee gudaha Soomaaliya ee 2026-2030

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Saalax Axmed Jaamac ayaa daahfuray...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay...

Wasiirka Waxbarashada oo magaalada Laascaanood ka dhagax dhigay dhismaha Dugsi Hoose/dhexe ah

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Farah Sheikh...

Garsoore Cumar Cartan oo dhex-dhexaadin doona finalka CECAFA Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa dhex-dhexaadin doona ciyaarta...