Taliska Boliiska Saldhigga Degmada Dharkenleey oo gacanta ku dhigay seddex nin oo burcad ah

Date:

Taliska Boliiska Saldhigga Degmada Dharkenleey ayaa gacanta ku dhigay seddex nin oo la sheegay in dadka Barackayaasha ah ee nool duleedka Magaalada Muqdisho ku dhacayeen Kaarar Been-abuur ah,iyaga oo dadka u sheegayay in ay yihiin Hey’adaha Ka shaqeeya Arrimaha gargaarka.

Taliska Boliiska ayaa sheegay in raggaani ay lacag min 10 dollar ah ka aruursanayeen dadka danyarta ah, kadibna u Qeybiyay Kaarar been ah, una sheegayay  in ay dhawaan heli doonaan deeq lacageed iyo Raashin.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hambalyo Maalinta Xorriyadda Dowladda Mareykanka

Munaasabadda sanad-guurada 250-aad ee Xorriyadda Mareykanka awgeed, Wasaaradda Arrimaha...

Munaasabad lagu taageerayay garsoore Cumar Cartan oo lagu qabtay Nairobi

Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay Qarax Argagixiso oo ka dhacay Suuriya

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda...

Duqa Muqdisho oo casho-sharaf ku maamuusay Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....