Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo la kulmay Safiirka Turkiga ee Soomaliya

Date:

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac oo ay weheliyaan xubno ka mid ah Golaha Wasiiradda ayaa booqasho ku tagay safaarada dalka aan walaalaha nahay ee Turkiye si uu ugu tacsiyadeeyo Dowladda iyo shacabka Turkiga dadkii ku dhintay musiibadii dhulgariirka ahayd ee ka dhacday isniintii la soo dhaafay.

Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka iyo xubnihii Wasiiradda ee wehelinaayey ayaa u duceeyey dadkii ku dhintay dhulgariirka, isagoo saxiixay buuga tacsida ee loo furay dadkii dhintay, waxaanu tilmaamay in ay aad uga tiiraanyeysan yihiin musiibadii dhulgariirka ahayd, islamarkaana uga tacsiyadaynayaa Turkiga iyo shacabkeeda.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha SoDMA oo sheegay in Soomaaliya u socoto dhanka nidaamyo xooggan oo ka jawaaba masiibooyinka

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle,...

Jaaliyadda Soomaalida ee Xadarmuut oo afur u sameeyay Safiirka Soomaaliya ee Yemen

Safiirka Safaaradda Soomaaliya ee dalka Yemen C/Xakiim Maxamed Axmed...

Buulo burde oo ku soo baxday Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka

Degmada Buulo burde oo ka tirsan Gobolka Hiiraan ayaa...

Wasiirka xanaanada xoolaha oo qaabilay wafdi ka socda Hay’adda WFP

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa, Mudane Xasan...