Wasiirka Amniga Jubbland oo kulan la qaatay Saraakiisha Kala duwan ee Ciidanka hay’adda Sirdonka iyo Nabad Sugidda Jubbaland ee degmada Afmadow

Date:

Wasiirka amniga gudaha Jubbaland S/Gaas Yuusuf Xusseen Cismaan (Dhuumaal), Taliyaha qaybta 43-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka iyo Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Jubbaland ayaa kulan la yeeshay Saraakiisha Kala duwan ee Ciidanka hay’adda Sirdonka iyo Nabad Sugidda Jubbaland ee degmada Afmadow.

Kulanka oo ay ka soo qayb galeen Saraakiisha kala duwan ee degmada Afmadow ayaa inta badan la iskaga xog-wareysanayay xaaladda guud ee amniga, iyo howl galada ka dhanka ah kooxda khawaarijta Al Shabaab iyo sidi loogu midooobi lahaa ciribtirka kooxaha nafla caariga ee mudada dheer ragadinayay shacabka Soomaaliyeed.

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal guuleystay ku xoreeyay...

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed oo howlgallo ka dhan ah Khawaarijta...

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya ayaa...

Guddoomiyaha SoDMA oo sheegay in Soomaaliya u socoto dhanka nidaamyo xooggan oo ka jawaaba masiibooyinka

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle,...