Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka ee sodma ayaa maanta Magaalada Garoowe maanta ka soo qaaday dhawacyadda 18 qof oo kamid ah dadkii dhawacyada halista ah qaba ee ku soo dhawacmay dagaalada culus ee maalintii Afaraad ka socda Magaalada Laascaanood kuwaas oo muqdisho la soo gaarsiiyey.