Maxay kawada Hadleen Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Iyo Safiirka Qatar ee Soomaaliya

Date:

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa Magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay safiirka Qatar ee Soomaaliya Mudane Dr.Abdollah bin salem Alnuaimi

Guddoomiyaha iyo safiirka ayaa kulankooda uga wada hadlay sidii Dowlada Qatar ay Baarlamaanka Galmudug uga taageeri laheyd mashruucyada hormarineed ee lagu hormarinaayo Baarlamaanka Galmudug.

Sidoo kale Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ayaa safiirka iyo Dowladiisa qatar ka codsaday in Dowlada qatar ay gargaar gaarsiiyaan dadka kusugan Deegaanada Khawaarijta laga xoreeyay ee Galmudug.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeysay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda...

Muqdisho oo si weyn loogu daawaday ciyaartii kama dambaysta ahayd ee Koobka Adduunka

Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa xalay la kulantay jawi...

Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb

Munaasabad lagu taageerayay Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Urur Siyaasadeedka...

Madaxweynaha Shiinaha oo ku baaqay in Sirdoonka Macmalka ah (AI) loo adeegsado horumarka aadanaha

Beijing/Shanghai – 17 Luulyo 2026 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha,...