[SAWIRRO] Taliyaha Cusub ee  ciidanka Booliska Soomaaliyed oo maanta xariga ka jaray Saldhigga Cusub ee Degmada waabari oo loo dhisay qaab casri ah

Date:

Taliyaha Cusub ee  ciidanka Booliska Soomaaliyed oo wehliyaan ku xigeenadiiisa iyo wasiir dowlaha Wasaaradda Amniga XFS, Agaasimaha Guud ee Wasaraada Amniga, Wakiila hay’ada UNOPS, Taliyaha Qeybta Guud ee Gobolka Banaadir iyo Afhayeenka Ciidanka Boliiska, ayaa xariga ka jaray Saldhigga Cusub ee Degmada waabari oo loo dhisay qaab casri.

Sidookale masuuliyiintaan ayaa dhagax dhigay Qeybta baarista CID-da Ciidanka Booliska Soomaaliyed oo lagu kordhiyay qeybo Cusub,

Waxaana dowladda Soomaaliya mashaariicdaan ka taageeray dowladaha Uk, Germany iyo Midowga Yurub kuwaas oo kamid ah dalalka dowladda Soomaaliya ka taageera arimaha Ciidamada.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Agaasimaha Habmaamuuska Qaranka oo Guddoomay Nuqullada Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Brazil

Agaasimaha Habmaamuuska Qaranka ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga...

Hawlgal ka dhacay Hiiraan oo lagu dilay 25 ka tirsan Khawaarijta, iyo afar horjooge oo isku soo dhiibay CXDS

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Saaxiibbada Caalamka, ayaa...

Kulan lagu soo bandhigayay Mashruuca Bulsho oo lagu qabtay magaalada Baydhabo

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta...

Soomaaliya oo aragtideeda horumarineed ku soo bandhigtay Maalinta Afrika

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale adkeysay doorkeeda ku...