Guddoomiye Sheikh Aadan Madoobe oo la kulmay madaxa Xafiiska Siyaasadda Soomaaliya ee (UNSOM)

Date:

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay madaxa Xafiiska Siyaasadda  (UNSOM) Mudane Fexton Matupa.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Madaxa Xafiiska Siyaasadda ee Qaramada midoobay ee (UNSOM) ayaa waxay ka wada hadleen arimaha dib u heshiisinta Koonfur Galbeed, waxayna Guddoomiyaha ugu hambalyeeyeen sida hufnaanta leh uu ugu guulaystay wajiga 1aad ee shirka. Sidoo kale  Hay’adda Qaramada Midoobay ayaa u muujisay iney garab taagan yihiin isla-markaana ay taageerayaan sidii shirka uu guul ugu soo dhammaan lahaa.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiye Aadan Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Daahfurka mashaariicda uu Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ka fulinayo Muqdisho oo bilaabatay

Waxaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga bilaabatay munaasabadda...

Guddoomiyaha BFS oo dhambaal hambalyo ah ka helay Guddoomiyaha Golaha Shuurada ee Boqortooyada Baxrayn

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay xuska 15 guurada dib u curashada xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...