[DAAWO]Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka iyo masuuliyiin kale oo ka qeyb galay munaasabad uu xilka kula wareegayay Taliyaha cusub ee Ciidanka Boliiska.

Date:

Taliyaha Cusub ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa munaasabad ka dhacday Akadeemiyada Ciidanka Booliska ee Janaraaal Kaahiye waxa uu xilka kaga la wareegay Taliyihii Hore ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar.

Munaasabadda Xilwareejinta Taliyaha Ciidanka Booliska waxaa ka soo qayb galay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka, Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda, Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Amniga Gudaha, Xubno ka kala socday Goleyaasha Xukuumadda iyo Baarlamaanka, Guddoonka Maxkamadda Ciidammada Qalabka Sida iyo dhammaan saraakiisha Hoggaamada iyo Qaybaha kala duwan ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay...

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

Shirweynaha sanadlaha ah ee Ururrada Xuquuqul Insaanka caalamka ee...

Xafiiska Hantidhowrka JFS oo soo gabagabeeyay Aqoon-isweydaarsi ku saabsan Musuqmaasuqa

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS ayaa maanta soo gebagabeeyey...