Israa’iil oo duqeymo ka geysatay marinka Qaza

Date:

Israa’iil ayaa duqeymo cirka ah ka geysatay marinka Qaza iyadoo sheegtay in ay kaga hortagysay gantaal lagu soo riday magaalada Sderot ee koonfurta Israa’iil.

Warbaahinta Israa’iil ayaa sheegtay in kooxda Falastiiniyiinta ee Islamic Jihad, ay ka dambeeyeen weerarkaas.

 

Mar sii horreysay, kooxda Falastiiniyiin ah ayaa sheegtay in ciidamada ilaaliya xabsiyada Israa’iil ay sunta dadka ka ilmeysiisa u adeegsadeen haweenka Falastiiniyiinta ah ee maxaabiista ah oo isku dayay in ay dab qabadsiiyaan qolalka ay ku xiranyihiin.

 

Wasiirka cusub ee amniga qaranka Israa’iil ee midigta-fog, Itamar Ben Gvir, ayaa amar ku bixiyay in tallaabo laga qaado. maxaabiista Falastiiniyiinta ee ku jira jeelasha Israa’iil.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi

-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka oo daahfuray madasha labaad ee Istiraatiijiyadda warbaahinta 2026

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka hadlay horumarinta Warbaahinta Dowladda iyo tayeynta wariyaasha

-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax...

WAFDI UU HOGGAAMINAYO GUDDOOMIYAHA HAY’ADDA SODMA OO GAARAY MAGAALADA BELEDWEYNE

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin...