Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa S/Guuto Sulub Axmed u magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

Date:

Golaha wasiirada Somalia oo Ganaraal Sulub Axmed Firin u magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed,

Taliyaha cusub ayaa horay u ahaa Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Duulista Xukuumadda Soomaaliya, waxaana uu bedelay Taliyihii Booliska Soomaaliya Janeraal Xijaar.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

1- President Hassan Sheikh Mohamud hosted a special Iftar...

Warbixinta Toddobaadlaha ee DFS oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo afur sharafeed u...

Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

Muqdisho, Khamiis, 05 Maarso 2026 – Golaha Wasiirrada ee...

Wasaaradda Warfaafinta oo soo dhaweysay Ansixinta  dhammeystirka Dastuurka JFS 

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ayaa si diirran...