Madaxda Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo kulan la qaatay Masuuliyiin ka socday Hay’adda IHH ee dalka Turkiga

Date:

Madaxda Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa kulan la qaatay Masuuliyiin ka socday Hay’adda IHH ee dalka Turkiga.

Kulankaan ayaa ka dhacay xarunta dhexe ee Hay’adda maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA) waxaa looga hadlay sidii labada Hay’addood si dhow ugu wada shaqeyn lahaayeen Arrimaha bin’aadanimda .

Gudoomiyaha Hay’adda maareynta musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macalin ayaa ugu horeyn kaga  mahadceliyay raashin gaaraayo 500 oo tan oo dhawaan Hey’adda IHH ay ku wareejisay Hay’adda SoDMA, asigoo balan qaaday in raashinkan la gaarsiin doono goobaha laga xureeyay kooxaha  khawaarij-ta arxanka daran ee Al-shabaab.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka oo kulammo doceedyo la yeelatay Madax kala duwan

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda...

Wasiirka Qorsheynta oo ka hadlay shirka Heer Wasiir ee Golaha Dhaqaalaha (ECOSOC)

Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dowladda Federaalka...

Safiirka Soomaaliya oo tacsi u tegay Safaaradda Qatar ee New Delhi

New Delhi-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Hindiya, Dr....

Guddoomiyaha Ku-xigeenka Ururka Kubadda Cagta CECAFA oo gaaray dalka Mareykanka

Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, ahna Madaxweyne Ku-xigeenka...