Madaxweyne Dani oo kormeer ku tagay Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee magaalada Boosaaso

Date:

Madaxweynaha  Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeer indha indheyn ah ku tagay Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee magaalada Boosaaso, Dekedda iyo xarunta  Suuqa Kalluunka Magaalaadaasi.

Masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda, laamaha amniga iyo masuuliyiin kale ayaa qayb ka ahaa kormeerka Madaxweynaha.

Madax

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Gaashaandhigga oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka XDS oo gaaray degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Axmed...

Duqa Muqdisho oo Guddoomiyay Shirka Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan...

Howlgal Qorsheysan oo Lagu Bartilmaameedsaday Argagixisada

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab, ayaa...

Madaxda Wasaaradda Warfaafinta oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku Timid Fannaan C/laahi Boqol

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane C/fitaax...