Wasiirka Wasaaradda Beeraha XFS oo ka qeybgalay Shirka Madasha Caalamiga ee Cunnada iyo Beeraha

Date:

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka DFS Md. Ahmed Madobe Nunow ayaa ka qeyb galey Shirka Madasha Caalamiga ee Cunnada iyo Beeraha (Global Forum for Food &  Agriculture) oo ay isugu yimaadeen 70 wasiir iyo in ka badan 2000 oo wafuud oo ka kala socdey hay’adaha, deeq-bixiyaasha iyo daneeyayashaasha arimaha waxsoo saarka beeraha.

 

Wasiir Axmed Baashi ayaa shir doceedyo la yeeshey wasiirada beeraha ee Dowladaha Jarmalka, Norway, Talyaaniga, Nederland iyo Kenya.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo kulan la qaatay odayaasha dhaqanka ee ku sugan Laascaanood

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan miro-dhal ah...

Ciidanka Xoogga oo fashiliyey weerar khawaarijtu ku qaadeen deegaanka Jabad Godane ee G/ Shabeellada Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa fashiliyey weerar ay maleeshiyada...

Safaaradda Shiinaha oo hambalyo u dirtay Madaxweynaha Maamulka Waqooyi Bari

Safaaradda Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha ee Soomaaliya ayaa hambalyo diiran...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Boqor Burhaan Boqor Muuse

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...