Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS oo qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Jaaliyadaha ee dalka Yemen oo booqasho ku jooga Dalka

Date:

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS, Senator Abdi Hashi Abdullahi, ayaa hoygiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Jaaliyadaha ee dalka Yemen Dr. Axmed Cawad bin Mubarak, oo booqasho ku jooga Dalka.

Guddoomiyaha iyo safiirka ayaa ka wadahadlay xaaladaha guud ee labada dal, dhibaatada argagixisada iyo sii xoojinta xiriirka walaaltinimo ee ka dhexeeya labada Dal.
Guddoomiyaha iyo Wasiirka waxaa kulanka ku wehliyay Wasiirka arrimaha dibadda XFS, Mudane Abshir Cumar Jaamac iyo xubno kale.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska oo Daah-furay Dib u habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

Bannaanbaxu waa xaq dastuuri ah, balse fowdo ma aha

Sida dastuurro badan oo dunida ka jira, Dastuurka Soomaaliya...

War-saxaafadeed ku aadan Garsoore Cumar Cartan

Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay...

Warsaxaafadeed: Calanka iyo Astaanta Qaranka ee saxda ah

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka...