Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Eng Maxamed Xuseen Rooble ayaa Bogaadiyay Howlgallada Ciidamada Qaranka

Date:

Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Eng Maxamed Xuseen Rooble ayaa Bogaadiyay Howlgallada Ciidamada Qaranka iyo xooggaga deegaanku Khawaarijta uga xoreeyeen Xarardheere,Galcad iyo Ceeldheer.

“Waxaan bogaadin iyo hambalyo u dirayaa Ciidanka Qaranka iyo Shacabka Soomaaliyeed guulaha waaweyn ee ay ka gaareen dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta ee ay ugu danbaysay Xoraynta Xarardheere, Ceel Dheer iyo Galcad” ayuu yiri Eng Rooble.

Waxaan sidoo kale bogaadinayaa Dowladda Fedraalka ah oo muujisay dadaal dheeri ah iyo Dowlad goboleedyada Galmudug iyo Hirshabelle” ayuu sii raaciyay Hadalkiisa.

“Waxaan u soo jeedinayaa dhammaan qaybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed in loo midoobo ciribtirka Khawaarijta Shabaab oo ah halista ugu wayn ee dalkeennu uu wajahayo.”

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Warfaafinta oo kulan miro dhal ah la qaatay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

Kulan ku saabsan u-diyaargarowga iyo ka hortagga cudurka Ebola oo ka furmay Muqdisho

Waxaa goor dhow ka furmay Xarunta Qaran ee Howl-gallada...

Taliye ku xigeenka Ciidanka Dhulka oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga gobolka Bay

Taliye ku xigeenka Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed,...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Xarigga ka jaray xarunta Cusub ee Degmada Shangaani

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....