Taliyaha Qeybta 43-aad ee ciidanka Xoogga dalka oo tababar u furay saraakiil ka tirsan qeybta 43-aad.

Date:

Taliyaha Qeybta 43-aad ee ciidanka Xoogga dalka ayaa tababar ku saabsan ilaalinta xaquuqda aadanaha u furay ciidan iyo saraakiil ka tirsan qeybta 43-aad.

Taliyaha oo la hadlay ciidanka iyo saraakiishii tababarka loo furay ayaa kula dardaarmay  in ay ka faaideystaan fursadaan tababarka ah, asagoo kula dardaarmay in ay dhowraan xuquuqda shacabka ay u adeegaan.

Taliyaha ayaa xusay in lama huraan ay tahay in ciidanka ay ugu adeegaan bulshada si dabacsanaan ku jirto, Taliyaha ayaa sidoo kale kula dardaarmay ciidanka iyo saraakiisha tababarka loo furay in ay cilmigaas si wanaagsan usoo qaataan si ay tababarkaas u siiyaan ciidanka xooga dalka.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hay’adda Sirdoonka Qaranka oo gacanta kusoo dhigtay dhagar-qabe ka tirsan khawaarijta 

Ciidanka Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA,...

Wasiir Dowlaha Wasaaradda Gaadiidka oo kulan la yeeshay wafdi ka socda Hay’adda Duulista ee ICAO

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Md. Cabdikariim...

Maareeyaha Guud ee Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo ka qeygalay shir-weynaha (COP29)

Wafdi uu hoggaaminayo Maareeyaha Guud ee Hay'adda Isgaarsiinta Qaranka(HIQ),...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo uga tacsiyeeyay Guddoomiye kuxigeenka koowaad Gariddii ku timid walaasheed 

INNAA LILLAAH WA INNAA ILEEHI RAAJICUUN. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee...