Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka XFS oo kulan la qaatay guddiga qaran ee la dagaalanka lacagta sharci-darrada iyo maalgelinta argagixisada

Date:

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa kulan la yeeshay guddiga qaran ee la dagaalanka lacagta sharci-darrada iyo maalgelinta argagixisada.

Guddiga ayaa Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka warbixin ka siiyey hawlaha iyo qorsheyaasha hortabinta leh ee Guddiga Qaran ee La-dagaallanka Lacag-dhaqidda iyo ka-hortagga Maalgelinta Argagaxisada, iyo dardar gelinta qorshaha qaran ee lagu curyaaminayo ilaha dhaqaale ee maal-geliya ee khawaarijta Al-shabaab.
Kulankan waxaa ka soo qeyb galay xubnaha Guddiga Qaran ee heer Wasiir iyo hey’adaha dowladda ee wadashaqaynta la leh guddiga.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa...

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New...

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo...

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka...