Shirka Banbaxa Gobolka Benaadir oo maanta si rasmi ah uga furmaya magaalada Muqdisho

Date:

Waxaa maanta si rasmi ah uga furmaya magaalada Muqdisho shirka Banbaxa Gobolka Benaadir oo ujeeddadiisu tahay isbarasho iyo in la isku keeno guud ahaan maamulka sare, agaasimeyaasha iyo guddoomiyeyaasha degmooyinka magaalada Muqdiso si loo hormariyo, dib-u- habayna loogu sameeyo qaab dhismeedka shaqo ee Maamulka Gobolka Benaadir.

Shirka ayaa sidoo kale looga hadlayaa inuu maamulka Gobolka Benaadir yeesho aragti wadareed iyo qorsheyaal istaraatiijiyadeed oo ku saleysan sidii loo hagaajin lahaa adeegyada bulshada Magaalada Muqdisho.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ciidanka Xoogga oo Fashiliyey Weerar Argagixisadu Saaka ku Qaadday Baydhabo

17- Aug Taliska Ciidanka XDS ayaa fashiliyay weerar ay...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud...

Madaxweynaha JFS oo tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada...

Shirka Daahfurka Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed oo goordhow ka furmay Muqdisho

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, Mudane Xasan Macallin...