[SAWIRRO] Mudanayaasha Aqalka sare oo maanta mar kale ka dooday Xeer hoosaadka golaha.

Date:

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Senator Abdi Hashi Abdullahi oo uu wehliyay Guddoomiye ku xigeenka 1-aad Mudane Cali Shacbaan Ibraahim ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga labaad kulankiis 5-aad oo ajandihiisu ahaa sii wadiidda ka doodista Xeer-hoosaadkaGolaha Aqalka Sare.

Saranatarrada qaar ayaa kulanka maanta toosin, sixitaan iyo siiqayn ku sameeyay qodobadii Xeer-hoosaadka ee maanta lasoo hor dhigay iyada oo ay weli sii soconayso dooda Xeer-hoosaadka maalmo kale.
SAWIRRO

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...

Muqdisho mar dambe ma mudna sumcad dilka dambe (WARBIXIN)

Wargeyska caanka ah ee The Economist ee ka soo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo bilaabay Madasha Ganacsiga ee Muqdisho(MAQAAL)

Madashu waxay iskugu keenaysaa mas'uuliyiinta dowladda, maal-gashadayaasha Shiinaha iyo...

Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka oo aqbalay Go’aankii Maxkamadda Sare

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha, isagoo fulinaya...