Maamulka Degmada Gaalkacyo oo wadada Astaan Golol ku bilaabay Saarista Laamiga

Date:

Duqa Magaalada Gaalkacyo ee dhanka Galmudug Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan, Ku xigeenkiisa Eng Maxamed Cabdi Cilmi, Xubno ka tirsan Golaha Deegaanka, Agaasimayaal iyo Gudoomiyaasha Xaafadaha Horumar iyo Wadajir ayaa goobjoog ka ahaa bilowga dhismaha wajiga ugu dambeeya ee wadada Astaan Golol oo saarista laamiga maanta lagu bilaabay muddo koobanna lagu dhameystirayo.

 

Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Gudoomiyaha Degmada ayaa u mahadceliyay shirkadda dhismaha laamiga gacanta ku haysa iyo Injineerada Dowladda Hoose , wuxuu sidoo kale ugu baaqay ganacsatada in ay ka qeyb qaataan Dhameystirka Wadadaan muhiimkaa ee Astaan Golol.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay musharax Madaxweyne Cabdicasiis Maxamed

HOGAAMIYE JIBRIIL CABDIRASHIID Xaaji Baydhabo Abriil, 28, 2026: Hoggaamiyaha...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Xafiiska ku qaabilay hay’adda UN Women

Muqdisho,Talaado, 28 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda...

Hay’adaha SoDMA iyo QM oo ka wada hadlay xoojinta gurmadka bani’aadannimo ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...